Jubbaland oo ka hor timid go’aan ka soo baxay Xukuumada Somalia (Akhriso)

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa Jawaab ka bixisey qoraal horey uga soo baxay Wasaarada Waxbarashada dowlada federaalka Somalia Wasaarada Waxbarashada Dowlada federaalka ayaa soo jeedisey amarna ka dhigtey in ardeyda ka qalin jabineysa fasalka 4aad ( Form 4) ee dugsiga sare ay waajib ku tahay in galaan labo imtixaan kuwaasoo … Continue reading Jubbaland oo ka hor timid go’aan ka soo baxay Xukuumada Somalia (Akhriso)